Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland oo xarumaha Caafimaadka usoo jeedisay in ay lawadaagaan xogta macluumaadka bukaanka
Wasiirka Wasaradda Cafimadka ee Somaliland Dr.Xasan Ismaaciil Yuusuf oo Ka hadlayay furitaanka Hospitalย Cusub oo laga furay magalada Hargaysa ayaa sheegay in loo baahanyahay in Xarumaha caafimaadku wasaaraddiisa usoo Gudbiyaan macluumaadka la xidhiidha xaaladda bukaanka…………………………