Ugaas Xasan Ugaas Khiliif Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho

Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho   ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo kamid ahaa Ugaasyada sida weyn looga yaqaanay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ugaas Xasan uu maamihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay Magaalada, isla markaana xanuunkii haayay uu Xalay ugu geeriyooday Isbitaal.
Geerida Ugaaska ayaa waxaa xaqiijiyay Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, qaar kamid ah Ehelada Ugaaska iyo xubno kale.

Mas’uuliyiin kala duwan, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa tacsiyeeyay geerida ku timid Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaana baraha Bulshada hareeysay tacsi loo dirayo qoyska Ugaaska.

Allaha u naxariistee Ugaaska ayaa ka mid ahaa dhaqanka Soomaaliyeed kuwooda ugu facaweyn, uguna saameynta badan, waxaana aad loogu xasuustaa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker