Daawo:Ururka Qareenada Somaliland oo Ganafka ku dhuftay Talaabada ay Ciidamada police-ku kula wareegeen Baabuurtii lagu qabtay Qaadka

Daawo:Ururka Qareenada Sonmaliland oo Ganafka ku dhuftay Talaabada ay Ciidamada police-ku kula wareegeen Baabuurtii lagu qabtay Qaadka .Waa Talaabo Sharci Daro Oo Halis Ah Arinta Ciidanka Boolisku Sameeyey””  ayay ku Tiraabeen Ururka Qareenada S/land, Iyagoo intaa raaciyay inay jireen dad Rafcaan ka qaatay Xukunka maxkamaduhu ay ku rideen qaar ka mida Gaadiidka lagu qabtay Qaadka

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker