Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya Oo Loogu Baaqay inay guryaha ka shaqeeyaan COVID-19 Dartiis
Dowladda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay ku hakisay isku imaatinka shaqaalaha dowladda iyo xaadiritankooda Xarumaha shaqada, sababo la xidhiidha xanuunka Covid-19 oo mar kale dalka ku soo laba kacleeyay.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa dhammaan shaqaaladaha dowladda lagu wargeliyay inay yareeyaan isku imaatinka, ayna ku shaqeeyaan guryahooda, iyagoo adeegsanaya aaladda Internet-ka.
Qoraalka wasaaradda oo dhamaystiran halkan ka akhriso.