Dhegayso:Maxaa looga Hortagi La’yahay Weerarada Al-Shabaab ee Saldhigyada?

Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ayaa maanta Weeraray laba Saldhig oo Militari oo ay ciidamada Soomaaliya ku leeyihiin Gobolka Shabeellada Hoose, sida ay sheegeen saraakiil militari.

Saldhigyada la weeraray ayaa kala ah saldhigga Ceel-Saliini, oo qiyaastii 55 KM u jira Muqdisho iyo saldhigga ay ciidamada deegaanku ku leeyihiin magaalada Qoryooley oo 120 KM koonfur ka xiga Muqdisho.

Haddaba maxay yihiin waxyaabaha Sababaya Weerraradan soo Noqnoqanaya ee Ururka Al-Shabaab ay ku Qaadayaan saldhigyada ciidamada?

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAAS OO DHAMAYSTIRAN ;

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker