Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta la hadlay Baarlamanka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ee waqtigu ka dhamaaday Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la hadlayay baarlamanka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo dadaallo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay doorashada.