Masuuliyiin Telefishanka Somnewstv Oo iska Difaaceen Eedaha Xukuumadda Usoo Jeedisay

Hargeysa(OWN)- Masuuliyiin u hadashay telefishanka Somnewstv waxay iska difaaceen eedaha loo soo jeediyey ee sababay in ruqsadii lagala noqdo.

Masuuliyiintani waxay sheegeen in cid gaar ahi ka danbeyso arrintani oo isku dhufaneysa telefiishanka iyo xukuumadda Somaliland, waa sida ay hadalka u dhigeene.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker