Dawlada Hoose ee Berbera ayaa Dahaafurtay 15 Maahruuc

Maamulka Golaha Deeganka Ee Degmada Berbera Ayaa Saaka Daahfuray Dhagaxna Dhigay 15 Mashruuc Dhisme Oo Laga Fulinayo 15 Deegaan Oo Kamida Kuwa Laga Soo Doortay Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera.
Mashaariicdan Ayaa Isugu Jira Xarumo Caafimaad.Iskuulo Xarumo Maamulo Tuulo. Madarusadi Iyo Masaajido.
Qorshaha Daahfurka Mashaariicdan Ayaa daba Socda Kormeer Ay Sanadkii Hore Dabayaaqadiisii Xubnaha Golaha Deegaanku Kusoo Mareen Guud Ahaan Deeganada Golaha Deegaanka Laga Soo Doorto Iyada Oo Loo Kuurgalayo Baahida Taala Ee Ugu Muhiimsan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker