Bulshada Hargeysa Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Shirkada laydhka ee SOMPOWER

Bulshada Degmada Axmed Macalin Haaruun ee bariga magaalada Hargeysa ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyay Shirkada laydhka ee SOMPOWER.

Shacabkaas oo ka cabanaya mashiinada Shirkadda Sompower oo dhibato ku haya xaafadda, kuna kalifaya dadka inaanay seexan hadh iyo habeenba , iyagoo ka hadlaya arintaas halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker