Mucaaradka Soomaaliya oo codsaday in laga qeybgeliyo shirka Dhuusamareeb

โ€œIn la ballaariyo gogosha shirka, kana qeybgalaan wakiilo matalaya saamileyda tabashada ka qaba fullinta heshiiska doorashooyinka kuwaas oo kala ah wakiilada gobollada waqooy, Midowga musharraxiinta madaxweynenimo iyo bulshada rayidkaโ€ ayaa lagu yiri war saxaafadeed kasoo baxay golaha midowga musharraxiinta.

Waxay madaxweynaha uga digeen in โ€œshirka uu ka dhex abuuro xiisad si uu marmarsiiyo uga dhigto muddo kororsiโ€

Mucaaradka waxay sidoo kale sheegeen in shirkan ay u arkaan mid muhiim ah oo kusoo beegmay xilligii loo baahnaa si looga gudbo muranka ku saabsan qabashada doorashada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker