Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxii ka dhacay Jowhar.
War qoraal ah oo kasoo baxay Dagaalamayasha Al-Shabaab ayeey ku sheegteen mas’uuliyadda qaraxii saakay ka dhacday Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhaxe eeJowhar.
Waxa ay ku shegeen qoraalka kasoo baxay kooxda Al-Shabaab in qaraxa ay ku bartilmaamedsadeen mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabelle, sida ay ku baahiyeen qoraal ay soo saareen Al-Shabaab.
In kastoo aysan sheegin tiradda ku waxyeeloowday qaraxa hadana waxa ay Al Shabaab sheegeen in ay dib kasoo sheegi doonaan khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxa ka dhacay Jowhar.