Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan amniga lagu xoojinayo la qaatay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan amniga lagu xoojinayo la qaatay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka.

Kulankan muhiim ka ah ayaa ujeedadiisu ahayd xoojinta Amniga guud ee Xududaha dalka Jamhuuriyadda Somaliland, sidoo kale kulanka ayuu Wasiirku warbixin kaga dhegaystay Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL ayaa faray Gudoomiyeyaasha Gobolada Dalka adkaynta amniga Xuduudaha Dalka, iyadoo Jamhuuriyadda Somaliland Xuduud dheer la leedahay Wadamada Itoobiya, Jabuuti iyo Soomaliya. Kulankan waxaa Wasiirka ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker