Madaxweynaha Somaliland oo Luuqad Adag kula hadlay Hay’adaha QM iyo Cadowga Somaliland

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida ku eedeeyey inuu wado shirqoollo qarsoon oo lagu dibin-daabyeynayo qarannimada Somaliland.

Madaxweyne Biixi oo khudbad ka jeediyey shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, waxa kale oo uu caddeeyey in mudnaanta koowaad ee xukuumadda uu hoggaamiyaa yahay ilaalinta qarannimada iyo madax-bannaannida Somaliland, islamarkaana aan cidna looga habranaynin difaaca qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker