Duufaan Roobab Mahiigaan ah wata oo ku soo wejahan Somaliland iyo Deegaamo Shacabka ku nool looga digay

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Hay’adda ka hortagga Masiibooyinka Dabiiciga ah Faysal Sheekh oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa ka digay Duufaanta ku wejahan Somaliland, isagoo xusay inay saamayn xooggan ku yeelan doonto deegaamada Xeebaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker