Trump oo sheegay dacwadda lagu soo oogay iney tahay mid siyaasadeysan

Donald Trump ayaa bixiyay wareysigiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu noqday madaxweynihii hore ee Mareykanka ama xilka haya ee ka soo hor muuqda maxkamad isagoo dambiyo lagu soo eedeeyay.

Trump Fox News wuxuu u sheegay in saraakiishii u saxeexday maxkamadda usbuucii hore ay ku adkeysanayaan nidamka loo maray heshiisyada la saxiixay.

Trump wuxuu sheegay dacwadda lagu soo oogay iney tahay mid siyaasadeysan, balse uu ka hari doonin musharraxnimada doorashada soo socota.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker