Daawo: Madaxwayne Farmaajo Oo Isugu Yeedhay Gudida Amniga Qaranka Soomaaliya.

Muqdisho:- (OWN) Madaxwaynaha Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Kulan Degdega Isugu Yeedhay Gudiga Amniga Qaranka Soomaaliya Kulanka Ayaa Lagaga Dooday Wadooyinka Mudada Xidhan Ee Magaalada Muqdisho Madaxwaynaha Ayaa ku dhawaaqay in amar uu ku bixiyay in la furo waddooyinka mgaalada muqdisho Ee Dhawaanahanba Xidhnaa Halkan Ka Daawo Muuqaalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker