Xukuumada Somaliland Oo ku dhawaaqday Go’aan ka dhana Booyadaha Biyaha iyo inay dalagyada ka iibsanayso Beeralayda Dalka

Hargeysa (OWN)- Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha u dhaamiya magaalooyinka ay caqabad ku yihiin wax-soo-saarka dalagga beeraha ee dalka.

Wasiirka oo Saaka hortagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland waxa uu xusay in ay iska kaashanayaan sidii loo yareyn lahaa booyadaha biyaha ka soo dhaamiya ceelasha loogu talo galay waraabka beeraha,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker