DAAWO: “Xisbiga WADDANI Himiladiisa Kowaad Waa In Uu Dalka Badbaadiyo, Waxa Jira Dhibaatooyin Badan, Caddaalad-Darro, Maamul Xumo…” Guddoomiye Cirro
Hargeysa (OWN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa ka walaac ka muujiyay xaaladda dalka, waxaanu farriin u diray taageerayaasha xisbiga WADDANI iyo shacabka Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO