Halista adduunka uu ku hayo cudurka AIDS-ka oo maanta dadweynaha lagu baraarujinayo

Waxaa maanta oo ay ku beegan tahay 1-da bisha Diisembar, dunida ayaa waxaa laga xusayaa maalinta cudurka HIV-AIDS-ka.

Waxaa laga hadlayaa maanta dhibaatooyinka uu ku hayo cudurkani dadka la nool, maadaama aanan laga bogsanin.

Bukaanada qaba virus-ka dhaliya cudurka AIDS-ka, ayaa badankood takoor kala kulma bulshada.

Tani ayaa waxey horseedaa in qaarkood ay qarsadaan xannuunkan, iyagoo ka baqaya in lagu ogaado, dabadeedna lagu caayo.

Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha uu ka jiro cudurkan, inkastoo uu ku yar yahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker