Telefishanka Qaranka Somaliland Oo Ka Xumaaday Warbixin Uu SAAB Tv Ka Diyaariyey Kadibna Afka Furtay.

Telefishanka Xukuumadda Somaliland Leedahay ee SLNTV ayaa weerar qaawan u jeediyay telefishanka SAAB Tv oo ka mid ah TV-yada madaxa banaan ee dalka ka hawl gala kadib markii SAAB tv uu sii xalay sii daayey barnaamij ku saabsan miisanyada ku baxda warbaahinta qaranka Somaliland , arintaas oo ay sababtay in Telefishanka Qaranka SLNTV uu u jawaabo SAAB TV.

Halkan hoose ka daawo SLNTV

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker