” Wax aynaan arki karin ayaa adhigeena gowraca”

Qoys ku nool meel ku dhow deegaanka Yoonbays oo 100km u jirta magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, ayaa la kulmaya arrin la yaab leh oo argagax ku abuurtay.

Reerka waa xoolo dhaqato. Sida ay sheegeen, wax aan la arki karin ayaa bireynaya adhigooda, gaar ahaan waxaraha yaryar, mana garanayaan ciidda waxaas sameyneysa. Ariga qaar ka mid ah waxaa laga jaray dhegaha, naasaha ama lugaha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker