Qoyska Ikraan Tahliil oo War cusub ka soo saaray Kiiska Dacwada Ikraan

Qoyska  Ikraah tahliil  ayaa maanta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho, iyagoo sheegay in dacwada gabadhooda ka furan aanay waxba iska bedelin.

Waxay sheegeen in xubnaha ku eedeysan dilka gabadhooda aanay weligood ka hari doonin hadii ay xilal iyo xildhibaano noqdaan xitaa inta ay gabadhooda ka heleyso cadaalad.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ay soo saareen ehelka Ikraan Tahliil

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker