Dhagayso: Magaalada Melbourne ee dalka Australia oo Xayiraadii Laga Qaaday

Magaalada Melbourne oo muddo ku dhow sedex bilood Bandow saarnaa ayaa maanta laga qaaday Xayiraadii Saarnay, iyadoo xayiraadaha kalena Waxoogaa laga Khafiifiyey. Magaaladan ayaa ah mida ay ku noolyihiin Somalida ugu badan ee wadanka Australia degen.

Warbixin Dhamaystiran oo Arintaas ku Saabsan Halkan Hoose ka Dhegayso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker