Dawladda Faransiiska Oo Xidhaysa 76 Masaajid Iyo Sababta

Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalka Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay inay bilaabayaan olole lagu qiimaynayo masaajidadaasi, isagoo xaqiijiyey in la xidhi doono 76 masaajid.

Wasiirka ayaa sheegay in Maalmaha soo socda ay qaadi doonaan talaabooyin ku saabsan goobaha lagu cibaadaysto, hadii uu shaki soo galena waaanu xidhi doonaa .

Dawladda Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa marar badan kaga jawaabtay weeraro dhimasho keenay, waxaanu todobaadkan balanqaaday in si weyn loo burburin doono cadowga gudaha sida uu hadalka u dhigay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker