Daawo :- Barnaamijka Galka Baadhsita Xogta Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Sanadkii Hore,
Barnaamijka Galka Baadhsita ee ka baxa VOA oo ah barnaamijka bil ah isla markaana dabagal ku samaya xaqiiqooyinka dahsoon ayaa soo bandhigaya cida ka danbaysay qaraxiii ex kantrool afgooye ee magaalada muqdisho,
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/PPTYXzljFxA