Wadahadalkii Xukumada iyo Mucaaradka oo Qarka u Saaran inuu burburo

Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland UCID Iyo Waddani ayaa saaka kulan gaar ah la qaatey Gudoomiyayaasha golaha guurtida iyo Wakiilada .

Wax xog ah weli kama soo bixin kulankan gaarka ah .

Gudoomiyaha Guurtida iyo Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa laga sugaayey maalmahan inay go.aan ka soo saaraan khilaafka mucaaridka iyo xukuumada .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker