Cristiano Ronaldo Mise Bruno Fernandes? Solskjaer Oo Kashifay Xiddiga Rikoodhada U Laadan Doona Man Unted

Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa ugu dambayn ka jawaabay su’aasha xiddiga rikoodhada u laadi doona kooxda Man United xilli ciyaareedkan.

Xiddiga khadka dhexe ee Bruno Fernandes ayaa ahaa xiddiga rikoodhada u laadayay Man United xilli ciyaareedkii hore waliba waxa uu qabtay shaqo fiican intii uu joogay kooxda.

Laakiin xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa ku soo laabtay Man United taas oo keentay in ay taageerayaashu is waydiiyaan xiddiga rikoodhayaasha u laadi doona kooxda Man United xilli ciyaareedkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker