Madaxweynaha Turkiga oo “ka shalaayey” inuu gacanta ku salaamay raysal wasaaraha Israa’iil

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa weerar afka ah ku qaaday falcelinta dawladaha reer galbeedka ee ku aaddan weerarka Israa’iil ee Qaza – wuxuuna tilmaamay in reer galbeedku aysan wax tallaabo ah qaadin marka “dhiigga daadanaya uu yahay kan Muslimiinta”.

“Maxaa ku dhacay axdigii caalamiga ahaa ee xuquuqda aadanaha?” ayuu weydiiyey. “maeegayaan mar haaddi aysan danahooda gaarka ah u adeegayn. Sabab? Sababtu waxay tahay dhiigga daadanaya waa ka muslimiinta.”

Erdogan wuxuu shalay joojiyay safar u uku tagi lahaa Israa’iil wuxuuna sheegay inuu ka shalaynayo in uu Gacanta ku salaamay raysal wasaaraha Israa’iil mar lagu sugnaa xarunta Qaramada Midoobey ee New York bishii lasoo dhaafay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker