Daawo:-Haweenkii Dacwadda Ka Gudbiyey Buugii Uu Qoray Wasiir Guribarwaaqo Oo Ka Dareen Celiyey Go’aankii Golaha Guurtidu Ay Soo Saareen.

Hargaysa-(O9WN)-Hablahii dacwad ka gudbiyey buugii uu qoray wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa ay soo dhaweyeen go,aanka ay guurtidu ka soo saartey cabashoodooda ee aheyd in la gubo dhamaan buugaasi. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker