Fursadaha DDSI uga Bannaan Dagaalka Ethiopia – Aqoonyahan Soo bandhigay Fursado Kililka 5aad kaga Faa’idaysan karo Dagaalka DFI iyo Tigray-ga (DAAWO)

Hargeysa (OWN)- Aqoonyahan Ismaaciil Cali oo inta badan ka faalooda siyaasadda Mandaqadda, ayaa  Soo bandhigay waxa uu ku tilmaamay fursado muhiim ah oo Soomaalida ku dhaqan Kililka 5aad ee Ethiopia kaga Faa’idaysan karaan Dagaalka Dowladda Federaalka Ethiopia iyo Ismaamulka Tigray-ga.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Aqoonyahan Ismaaciil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker