Wakalada Biyaha Burco ayaa Agab Cusub oo ay soo iibsatay soo Bandhigay.

Burco(OWN) Wakalada Biyaha Burco ayaa maanta soo bandhigtay Qalab casri ah oo u ka maalgaliyey Baanka dhexe ee somaliland,

Qalabkan oo ka koobnaa gaadiid iyo agabka kala duwan oo ah qalabka lagu shaqeeyo ama sare u qaadaya biyo balaadhinta ay wakaladu ka wado Magalada Burco.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker