” Duqaynta Caasimada Yuhuudu Waxay Nagala Fududahay Cabitaanka Biyaha”

Afhayeenka Ururka Wax Iska Caabinta Reer Falastiinta Ee Marinka Qaza Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Shaaciyay In Ayna Joojin Doonin Halganka Ay Ugu Jiraan Xoraynta Majidka Aq Alqsa Iyo Dhulka Falastiin

Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Ay Duqaynta Magaalooyinka Yuhuudu Ugu Fodudahay Sida Biyaha Loo Cabo Oo Kale

Afhayeenka Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Sheegay In Ayna Marna Isdhiibi Doonin Oo Ay Naftooda Hurayaan Inta Ay Yuhuudo Banaysanayso Sharafta Dhiiga Iyo Dhulka Barakacaysan Ee Masjidka Al-Aqsa Ayna Sii Wadi Doonaa Duqaymaha Ay Ku Wadaan Deegaanada Ay Yuhuudu Xooga Ku Qabsatay .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker