Ciyaaraha gobollada Somaliland iyo Maalin kale oo xiiso badan Labada gobol Ee Daad-Madheedh Vs Sool
Waxa la ciyaaraya maanta ciyaartii Sadexaad ee wareega sideed dhamaad ka halka shalay ay ciyaar xiiso badani ku dhex Martay
Labada Gobol Ee Awdal iyo Maroodi-jeex Ciyaar ayaa had mid labada gobol ba ay soo bandhigeen ciyaar wanaag, waxanay guushu raacday
oo dhaqiiqadihii ciyaarta u danbeeyay goolka badiska ah la yimi Gobolka Maroodi-jeex oo noqday gobolkii labaad ee iska Xaadiraya Wareega Semi-Finalka .
Ciyaartii shalay waxad dib uga milicsan karta habkii garoon lugu soo galay iyo dhacdooyin kii yaarta ka dhex dhacay Halkan
Ciyaarta maanta Ee labada Gobol Ee Daad-Madheedh iyo Sool oo Saacado kooban ka hadhsan yihin waxad kala socon karta dhanka
Livescore Halkan https://somaliscore.com/match/daad-madheedh-sool-2020-11-10/