Wasaaradda Waxbarashada JSL Oo Go’aan Anshaxmarin Ah Kasoo Saartay Shaqaale Ka Tirsanaa

Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ayaa go’aan anshax-marin ah ka soo saartay shaqaale ka tirsanaa Wasaaradda oo markii xilkii ay bulshada u hayeen laga badelay diiday in ay ku wareejinaan masuuliyiin loo soo magacaabay, iyaga oo warbaahinta bulshada u mariyey warbixino aan sal iyo raad lahayn.
Guddida Ashaxa ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ayaa go’aankan ka gaadhay shaqaalaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin, shaqaalahaas oo loo gubiyey Hay’adda Shaqaalaha Dawlada si ay waajibaadkooda sharci uga gutaan.
1. Cabdikariim Xasan Maxamed.
2. Layla Maxamed Daa’uud.
3. Siciid Idiris Maxamed.
4. Hibaaq Cabdi Axmed.
5. Axmed Maxamed Xuseen.
6. Muuna Maxamuud Cabdi.
7. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf.
8. Rooda Siciid.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker