Maxay Reer Hargeysa ka yidhaahdeen sida ay u dhaqan-geli karto Hakinta Qaadka?

Hargeysa (OWN)- Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa, ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay hakinta Qaadka Itoobiya ka yimaadda oo ay Dowladda Somaliland shaacisay inay ganacsatada Jaadka isla qaateen in la hakiyo bisha Ramadaan, si loo yareeyo faafitaanka Cudurka Covid-19.

Waxay qaar ka mid ah Dadweynaha Hargeysa oo Baddacas24TV, wax ka weydiiyey aragtidooda la xidhiidha sida ay u dhaqangeli karto in la joojiyo Jaadka muddadaa bisha ku siman ee ay isla qaateen Ganacsatada Jaadka keena iyo Guddiga heer Qaran ee ka hortagga Covid-19 iyo saamaynta soo food-saari karta Dadka nolol maalmeedka ka heli jiray.’

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker