Murashax Xassan Cali Khayre oo Si Ballaafhan Loogu Soo Dhaweeyay Turkiga + Sawirada
Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Somalia, Xasan Cali Khayre, Ayaa Ololihiisa tartanka madaxweynaha ka wada dalka Debadiisa Isla Markaan maanta gaaďhay magaalada Istaanbuul ee dalka Turkiga, Halkaasi oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay halkaas.
Xasan Khayre oo ay wehliyaan Saraakiil kamid ah kooxdiisa ololaha ayaa lagu soo waramayaa inuu la kulmayo madaxda dalka, bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga iyo qurba jooga Somaalida ee iyagu ka Yimi Wadamo u badan Qaaradda Yurub Si ay u la kulmaan Rw Khayre.
Musharaxa oo September billaawgeedii ku dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa si dardar leh ku billaabay ololihiiisa
Waana musharaxa kaliya ee ilaa hadda si rasmi ah u guda galay dadaalka uu ugu jiro hanashada kursiga madaxtinimada dalka.
Munaasabado lagu soo dhaweynayo musharaxnimada Xasan Cali Khayre oo ah musharaxa ugu cadcad ayaa mudadii uu xilka Lagu Xasuustaa Wax qabad la Taaban karo.
Taageerayaal badanna Kasbaday