Wax garadka beesha Hawiye oo ku hanjabay Hadii arinta Laascaanood Loo bedelo hab qabiil inay beesha isaaq yihiin Irir-samaale

Isaaq waa irir samaale

Wax garadka beesha Hawiye ayaa ku hanjabay Hadii rabashadaha Laascaanood ka socda Loo bedelo hab qabiil inay la safanayaan beesha isaaq Una hiilin doonaan iyaga oo ku goodiyey in isaaq yahay irir-Samaale ayna wada dhasheen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker