Kulan dhexmaray Madaxweynaha iyo Madaxda dhaqanka ee Gobolka Togdheer

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ku sugnaa magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco ayaa habeenimadii xalay Guriga Martida, kulan ballaadhan kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer,.

kulankaasi ahaa mid la isku xogwaraystay laguna lafo-guray xaalada guud ee gobolkaasi Togdheer oo uu shalay Safar shaqo ku tegay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

     

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker