Astaamaha lagu Garan karo Lacagta Been-abuurka ah oo la soo bandhigy iyo Awaamiir uu soo saaray Baanka Dhexe ee Somalialnd
Hargeysa (OWN)- Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa soo saaray astaamaha lagu garan karo Lacagta Dollar-ka ee been-abuurka ah oo la sheegay inay suuqyada dalka soo gashay dhawaan, gaar ahaan lacagta Nodhe-ka 50-ka Dollar.