Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka oo xilikii laga Qaaday iyo mid cusub oo la doortay

Shan qof oo ka mid ah Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Qaranka C/rashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), Waxaanay afar Xubnood ka mid ah Shantaasi Xubnood ay u doorteen Xilka Gudoomiyaha Kaltuun Sheekh Xasan Cabdi.

Ma cada Sababta xil ka qaadistan Gudoomiyaha, Manay jirin khilaaf la hadal hayay oo baxay, balse waxa la hadal hayaa inuu Hanti dhawrku maalmihii ugu danbeeyay uu ku jiray Komishanka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker