Madaxweyne Biixi oo an mar dambe Isu-soo sharrixi doonin Xilka Guddoomiyenimada Kulmiye

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey shirweynaha 4aad ee Kulmiye, ayaa ergada uga mahad-celiyey kalsoonida ay u muujiyeen inuu shanta sanno ee soo socota sii hayo xilka guddoomiyaha Xisbiga oo markii labaad loo doortay, waxaanu halkaas ka shaaciyey inaanu mar kale isu soo sharrixi doonin guddoomiyenimada xisbiga marka ay dhammaato shanta sanno ee maanta loo cumaamaday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker