Qaabkii Adaankii Saxda Ahaa Qore Khadar Ibrahim

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Sidee aan ku soo bandhigay maqaal hore in ay jiraan bicdooyin ku saabsan adaanka maanta aanu ka maqalno masaajidyada iyo qaabka salaada ay u tukadaan qaar ka mid ah musliinta sadexda madahab ( shafici- xanafi-xanbali), hadaba maanta waxan sharaxaya qaabka u aha adaankii hore ee wakhtigii nabigeena suubaan scw iyo wakhtigii khaliifadkii kowaad abubakr ilaahay raali haka ahaade.

Wakhtigii khalifada cumar il;aahay raali haka ahaade aya la badalay waxyaabo badan oo isago ijtihaadkiisa ku biiriyay xaga cibadada iyo shuruucda diinta,  adaanka aya wakhtigiisa laga saaray kilamda xaya cala khayrel camal waxaana meeshida subaxii lagaga daray al salaatu khayren mina nuum, wakhtigii rasuulkana may jiren al salaatu khayren mina nuum…hadaba qaabkee bu aha adaankii hore iyo marka la aqiimi jiray salaada , eriyada adaankaa laba laba jeer bay ahaayen salaad walba sidan bu ahaa :

Alaahu akbar alaahu akbar

Alaahu akbar alaahu akbar

Ashahadu ala ilaaha ilalaah

Ashahadu ala ilaaha ilalaah

Ashahadu ana muxamadan rasuulu allaah

Ashahadu ana muxamadan rasuulu allaah

Xaya cala salaa

Xaya cala salaa

Xaya calal falaax

Xaya calal falaax

Xaya cala khayral camal

Xaya cala khayral camal

Alaahu akbar alaahu akbar

Alaahu akbar alaahu akbar

Laa ilaaha ila alaah

Laa ilaaha ila alaaah………………………..

Hadaba iqaamaduna marka la aqiimi jirayna sidan bay ahayed  :

Alaahu akbar alaahu akbar

Alaahu akbar alaahu akbar

Ashahadu ala ilaaha ilalaah

Ashahadu ala ilaaha ilalaah

Ashahadu ana muxamadan rasuulu allaah

Ashahadu ana muxamadan rasuulu allaah

Xaya cala salaa

Xaya cala salaa

Xaya calal falaax

Xaya calal falaax

Xaya cala khayral camal

Xaya cala khayral camal

Qad aqamatu salaa qad aqaamatu salaa

Qad aqamatu salaa qad aqaamatu salaa

Alaahu akbar alaahu akbar

Alaahu akbar alaahu akbar

Laa ilaaha ila alaah ………………

Waxaana soo wariyay culamada kutubta taariikhda iyo suunuuyinka sida :

  1. Aldabaraani  ( al kabiir)
  2. Alshawkaani ( neel al awdaar)
  3. Cabdirizak alsancaani ( almusanaf)
  4. Xamad bin cabdalla al xanbali ( almustanqac)…………….

Marka xadiiska hadii lagu dhaqmo kulu bidacatin dalaala dee wakhtigii rasuulka waxaaybo badan baa jiray oo ijtihaad bani aadan badalay, waxaana haboon in aanu ku soo laabano sidee u aha adaanku oo aanu suunada saxda ah lagu dhaqmo…..maanta wixii laga bilaabo ku dhaqan tii saxda ah…

Qore khadar ibrahim

Khadar338@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker