Maxaa Ka jira in Raysal Wasaare Ku Xigeen Mahdi Maxamed Guulled Loo Magacaabayo Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya
Maxaa Ka jira In Raysal Wasaare Ku Xigeen Mahdi Maxamed Guulled Looย Magacaabaya Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya
Raysalwasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed oo in loo magcaabayoย Ambasadorka EU_da ee Somalia .
Warar lagu kalsoonyahay oo aanu la helnay dad ka tirsan xafiiskaย madaxweynaha iyo RW Rooble ayaa sheegaya in ralsulwaare ku xigeenkii
hore Mahdi Maxamed Guuleed loo sheegay aan lagu soo dari doonin golahaย wasiirada ee cusub.
Lakiin loo magcaabi doono safiirka midowga yurub Ee Somalia.