Xisbiga WADDANI Oo Xaflad U Qabtay Shaacinta Musharaxiinta Beel-weynta Axmed Sh Isaxaaq (Tol-jecle).
Xafladdan Marka Si Fiican Ugu Fiirsato, Waxay Xisbiga WADDANI Uga Dhigan Tahay Fureyaashii Guusha Oo Ka Maqnaa Oo Uu Hadda Helay. (Tol-jecle Duco Yaalkii “CURADKII” Reer SHEEKH Isaxaaq).