Daawo: Jacob Blake Oo Hadal Dhiiri Galin Ah Ka Soo Diray Sariirta Dusheeda
Daawo: Jacob Blake Oo Hadal Dhiiri Galin Ah Ka Soo Diray Sariirta Dusheeda, Mr Blake oo ah Ninkii ay Ciidamada Police-ka dalka Maraykanku ku Toogteen Gobolka Wisconsin ayaa Markii ugu Horraysay Ka Hadlay Dhaawaca Xun ee Loo Gaystay.