Shirkii Billaha Ahaa Ee Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Ayaa Saaka Ka qabsoomay Xarunta Wasaaraddaasi
Haregeisa( OWN)-Shirka ay wada yeeshan biishiba hal mar halwadenada wasaaradda gadiidka iyo horimarinta jidaadka iyo masuulinteda ayaa manta ka qabsoomay xarunta wasaaradda ,shirka o aha mid bile ah waxa ka so qayab galay wasiirka wasaarrada gadiidka iyo horimaarinta jidadka Cabdilahi Abokor Cismaan,agaasimaha guud ee wasaaradda Cumar Cabdilahi Aadan ,agaasimaha waaxadka wasaaradda masuuliyn kale ee wasaaraddas, shaqaale weynaha, shirkan ayaa u jedaadisu ahayad dardargalinta hawlaha shaqada iyo isku so dhawaanshaha shaqalaha iyo masuuliyinta .
Kulaankan ayaa qar kamida shaqalahu ugu gudbiiyen tabashadooda ay qabaan , halkaa qaar kalena u guudbiyen talo sojedniimo ,masuuliyinta wasaaraddaa oo u horeeyo wisiirka ayaa ka garaabay sojeedamaha shaqalaha ,halaka qara ka midana lagu abal mariyeya goobtaas iyaago shahadooyin lagu gudoonsisay ay ku mutaaysten dadaal iyo hawlkarnimo dheeriya.
Kulaankan ayaa ugu dabayntii waxa u kuso dhamaday is af garaad iyo hayanka horuumarka hawlaha Qaranka halkaa laga sii wado iyo in shaqada la joogteeyo oo halkaas hore lagu si wado si loo gaadho higsiiga la doonayo in la gadhsiiyo Qaraanka jamuuriyada Somaliland .