Nin Tooray Ku Dilay Ugu Yaraan Laba Arday Qaar kalena Ku Dhaawacay Dalka Japan

Nin ku hubeysan Mindi ama tooreey ayaa  maanta    goob basaska laga raaco oo ku taalla weerarkaasi ka dhacay magaalladda Kawasaki ee dhanka Koonfurta kaga toosan caasimadda Tokyo  halkaas uu ku dilay ugu yaraan laba Arday , halka 16 kalena ku dhaawacmeen weerarkaas.

 

Nin ku hubeysnaa dhowr tooreey uu si saf-mar ah u dhaawacay Arday iyo dad kale oo ku sugnaa goobta  basaska ,  caruurta  la dhaawacay oo da’doodu u dhexeysay 6 jir ilaa 7 jir waxay ahaayeen Arday sugaysay gaadhigii Iskuulka ee ay raaci lahaayeen.

Dhinaca kale, Warbaahinta dalkaas ayaa  sheegtay in Ninka geystay weerarkaasi oo da’diisa lagu qiyaasay 40-aadka ama 50-aadka ayaa isagana isku dilay Tooreeydii uu watay oo uu isaga dooxay Luqunta, sida ay booliska Japan shaaciyeen.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker