Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Sool

 

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Gobolka SOOL Iyo U Jeedka Safarkooda,Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Sulayman Yusuf KooreIyo Wasiirka ArimadaDibada JSL Yasiin Faratoon iyo wafti ay hogaaminayaan ayaa gaadhey gobolka Sool, iyadoona ay siwayn usoo dhaweeyen, maamulka gobolka ka degmada Lascanod iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Waftidan ayaa ugu horeytii gaadhey degmada Adhicadeeyo oo shaley shaqaaqo beeleed ka dhacdey, waxay u kuur galeen xaalada deegaanka oo
aheyd mid degen, iyadoona shirar lagu ad keynayo nabad galyada ay la yeesheen waxgaradka iyo madax-dhaqameedka deegaanka Adhicadeeye ee

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker