Daawo:Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Mida Golaha Wasiiradda
Daawo:Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Mida Golaha Wasiiradda, Raiisul wasaare Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ilaa imika ah Ku Simaha Xafiiska Raiisul wasaaraha ayaa la kulmay Qaar ka mida Golaha Wasiirada ee Xukuumadiisa