Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Maayarka Hargeysa Shirkadda Uu Leeyahay Ee GEOSOL

“GEOSOL Waa shirkad macaash oo lagu sameeyay sifo sharci daro ah, waana shacab cashuur ka qaadaya shacabka Hargaysa. Labada sano ee ay jirtay waxa ay sameeyeen Toban Milyan oo doollar lacag ka badan, waxa shuraako ku ah Maayarka caasimadda Hargaysa iyo Toddoba qof oo qurba joog ah, waa shirkadda samaysa adeegga GIS, soo eegidda dhulka waxay qaadan $40 samaynta File-ka dhulka $100 Illaa $360, adeegay qabtaan waa kii Dawladda Hoose ee Hargeysa ee jiray,” Xoghayaha arrimaha Bulshada xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Sidiiq Dhamme

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker